Kooxda caawisa khamaarlayaasha ee degmada Göteborg


Information på somaliska.

Haddii ay da’daadu ka weyntahay 18 sanno isla markaana ay dhib kaa haysato ciyaarida khamaarka? Haddii xaalkaagu sidaas yahaya waxaa aad u iman kartaa kooxda caawisa khamaarlayaasha ama daka ciyaara khamaarka.

Waxaa aan kaa caawin karnaa in aad maareyn karto fikirkaaga iyo dabeecadahaaga ku aadan khamaarka. Dhamaan talo bixinta, daaweynta iyo taageerada aan helli doonto waa kuwo gabi ahaanba lacag la’aan ah.

Xitaa haddii aad tahay qof qaraabo la ah qof si ba’an u ciyaara khamaarka waan ku soo dhaweyn doonaa haddii aad nala soo xidhiidho.

Lambarka telefoonka 031-367 92 60. Haddii ay lacala dhacdo in aan jawaabi kari weyno fadlan noogu reeb fariin mishiinka, markaa ka dib sida ugu dhakhsaha badan baan kuula soo xidhiidhi doonaa.

Cinwaanka (Adress): Första Långgatan 30, 413 27 Göteborg

www.goteborg.se/spelberoendeteamet

Spelberoendeteamet

Är du över 18 år och har problem med ditt spelande om pengar? Vänd dig till Spelberoendeteamet. Vi kan hjälpa dig att hantera dina tankar och beteenden kring spel. All rådgivning, behandling och stöd till dig är gratis.

Även du som är anhörig till någon som spelar för mycket är välkommen att kontakta oss.

Telefon: 031-367 92 60.Om vi inte kan svara, lämna ett meddelande på telefonsvararen så återkommer vi till dig så snart vi kan.

Adress: Första Långgatan 30, 413 27 Göteborg

www.goteborg.se/spelberoendeteamet