Af Soomaali/Somaliska
Af Soomaali/Somaliska
”Waxaad xaganaga ka kordhisan kartaa aqoontaada caafimaadka si aad u hanato caafimaad. Waxan kuu heynaa tala siin iyo howlo kala duwan.
Halkan waxad ka heleysaa jiim, gargaar joojinta sigaarka, ka qeyb qaadasho muxaadarooyin ama ka qeyb qaadasho kooxaha iska isu caawi iwm.
Howlahan ayaad bilaash uga qeyb qaadan kartaa adigoo ay qasab ay tahay inaad iska diiwaan geliso koorsooyinkeena kaliya.
Haddii aadan horey toos uga qeyb qaadan howlaha Hälsoteket waad noo iman kartaa adigoo eegaya mararka koowaad.
Waxaad bilaabi kartaa mar alla markaad doonto sanadka dhexdiisa adigoo go´aan ka gaaraya howlaha aad dooneyso inaad ka qeyb qaadato.”

Hälsoteket i Angered
Telefon 031-365 11 44
halsoteket.angered@socialnordost.goteborg.se
Hälsoteket i Östra Göteborg
Telefon 031-365 44 70
halsoteket.ogbg@socialnordost.goteborg.se