Till sidans huvudinnehåll

Somaliska

Information om Respons alkoholrådgivning på somaliska

Respons Talo bixiyaha aalkoladaAlkoholrådgivning

Dad badan oo ku nool magaalada waxaa haysta dhibaatooyin la xidhiidha aalkolada. In ka badan inta muuqata. Repons talobiyaasha dhibaatooyinka aalkolada waxaa aad ka heli kartaa furasad aad kaga hadasho xaaladaada adiga adiga oo ku sugan be’ad degen isal markaana xasiloon. Fadlan nala soo xidhiidh si aan si wadajir ah u ogaano isla markaama ugu helno xal caadooyinkaaga la xidhiidha aalkolada ama kahmriga.

Xitaa haddii aad tahay qof qaraabo la ah qof si ba’an u caba aalkolada/khamriga waan ku soo dhaweyn doonaa haddii aad nala soo xidhiidho.

Haddii ay lacala dhacdo in aan jawaabi kari weyno fadlan noogu reeb fariin mishiinka, markaa ka dib sida ugu dhakhsaha badan baan kuula soo xidhiidhi doonaa.

Respons alkoholrådgivning

Telefon

031-367 92 47

Telefontider

Telefontider idag
Stängt

Besöksadress

Första Långgatan 30A

${loading}