Till sidans huvudinnehåll

Somaliska

XARUNTA XAALADAHA CAKIRAN EE RAGGA

Waxa loogu tala galay ninka ku jira:

  • Dhibaato xiriir
  • Dhibaatooyinka la xiriira kala guurka iyo kala taga
  • Dhibaatooyinka aabanimo
  • Dhibaatooyinka sidi aad u kontorooli laheyd dareemadaada
  • Dhibaatada xasaaradda badan, handa daada iyo gacan ka hadalka
  • Gacan ka hadal laguugu geystay xiriir hoose

Talo siin iyo sameysasho waqti wada hadal oo ku
dhacaya telefoon, maalmaha shaqada 8.30–11.00. 
Inta kale waxa telefoonka ku xiran mashiin fariin.
Balan waxa lagu sameysan karaa oo kaliya telefoonka.  

Kriscentrum för män

Telefon

031-367 93 90

Telefontider

Telefontider idag
Stängt

Besöksadress

Kronhusgatan 2F

${loading}