Till sidans huvudinnehåll
En instruktör hjälper en kvinna att ställa in en gymmaskin.

Af Soomaali/somaliska

Waxaad xaganaga ka kordhisan kartaa aqoontaada caafimaadka si aad u hanato caafimaad.

Waxan kuu heynaa tala siin iyo howlo kala duwan.

Halkan waxad ka heleysaa jiim, gargaar joojinta sigaarka, ka qeyb qaadasho muxaadarooyin ama ka qeyb qaadasho kooxaha iska isu caawi iwm.

Howlahan ayaad bilaash uga qeyb qaadan kartaa adigoo ay qasab ay tahay inaad iska diiwaan geliso koorsooyinkeena kaliya.

Haddii aadan horey toos uga qeyb qaadan howlaha Hälsoteket waad noo iman kartaa adigoo eegaya mararka koowaad.

Waxaad bilaabi kartaa mar alla markaad doonto sanadka dhexdiisa adigoo go´aan ka gaaraya howlaha aad dooneyso inaad ka qeyb qaadato.

Hälsoteket i Nordost

Kontoret i Angered

Telefon

031-365 11 44

Kontoret i Kortedala

Telefon

031-365 23 61

${loading}