Till sidans huvudinnehåll

Somaliska

Om behandlingsgruppen på somaliska.

Kooxda iswiidhishka ee daaweynta dhibaatooyinka maan-dooriyaasha

Haddii ay da’daadu ka weyntahay 20 jir isal markaana ad isticmaasho maan-dooriye oo aad rabto ama aad ku fikireyso in aad iska joojiso waxaa aad u iman kartaa kooxda iswiidhishka ee daaweynta maan-dooriyaasha. Wax lacaga uma baahnid in aad bixiso haddii aad rabto in aad na soo booqato. Xitaa haddii aad tahay qof qaraabo la ah qof ay dhibaato ka haysato isticmaalka maan-dooriyaasha waxaan ku siin karnaa caawimaad khamaarka waan ku soo dhaweyn doonaa haddii aad nala soo xidhiidho

Fadlan nala soo xidhiidh:

Behandlingsgruppen

Telefon

031-367 92 92

Telefontider

Telefontider idag
13:00 - 15:00

Besöksadress

Första Långgatan 28B

${loading}